Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Dowlada aysan qaban waxyaaabaha loogu baahan yahay iney qabtaan oo laga sugayo.
Waxa uu sheegay in amniga guud ee Dalka uu faraha ka baxay isla markaana Al-Shabaab ay Weerarayaan meel walbo oo ay doonaan.
Waxa uu sidoo kale sheegay in Madaxda Dowlada ay cadaadis saarayaan Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan oo uu sheegay in lagu qasabayo waxyaabo aysan raali ka ahayn.
Hoos ka Dhageyso Codka:-