Waxaa Maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Odayaal, Siyaasiyiin iyo Waxgarad ka soo jeeda gobolada Jubooyinka waxayna lacag dhan 20-Kun oo dollaar ugu deeq dadka ay deegaanada Jubooyinka ku saameysay abaaraha.
Hoos ka Daawo Kulanka iyo lacagta oo la soo bandhigay:-