Wax garadka magaalada Beled Xaawo ee Gobolka gedo ayaa sheegay in lagu guleeysatay in gacanta lagu soo dhigo raggii ka dambeeyay shaqaaqo dadi eey ku geeriyoodeen kuwa kalana eey ku dhaawac meeyn.
Maxamed wali oo ka mid ahw ax garadka B/Xaawo ayaa sheegay in gacanta lagu haayo dadkii soo abaabulay shaqaaqo dad rayid ah eey ku dhinteen.
Waxa uu intaasi ku daray in sharciga la horgeeynayo maalmaha soos coda raggaasi oo uu sheegay in eey mas’uul ka ahaayeen Geerida dad rayid ah.
HALKAAN KA DHAGEYSO