DHAGEYSO:- Wasiirk ku xigeenka Warfaafinta oo Nairobi kula kulmay masuuliyiin ka tirsan Safaarada Soomaaliya ee Kenya

0

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta ee Dowlada federaalka Soomaaliya C/llaahi Colaad Rooble oo booqasho ku jooga Dalka Kenya ayaa booqday Safaarada Soomaaliya ee ku leedahay Dalkaasi Kenya.

Wasiir ku xigeenka ayaa gudaha Safaarada Soomaaliya ee Kenya ku leedahay kula kulmay Safiirka Dowlada Soomaaliya ee Kenya u jooga, Qunsulka guud iyo masuuliyiin kale.

Kulanka ayaa waxaa loogu hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka wada shaqeyneyd ee ka dhaxeeya Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya iyo Safaarada Soomaaliya ee Kenya.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta ee Dowlada federaalka Soomaaliya C/llaahi Colaad Rooble oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay booqashadiisa uu ku tagay Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Kenya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-