Maamulka Jubbaland ayaa door muhiim ah ka qaatay gurmad balaadhan ka gaystay dhibaatadii ay keeneen biyaha Bada oo ku soo fatahay.
Badda ayaa qiyaastii 140Mitir kasoo durugtay halkii ay awal joogta taas oo keentay in biyuhu gudaha u galaan xaafadaha magaalada, halkaas oo ay khasaare xoog leh ka gaysteen, waxaana fatahaaddaan badda sababtay dabaylo xoog leh oo ka dhacay gudaha badweynta.
HALKAAN KA DAAWO