Munaasabada lagu soo xirayay shirkaas laguna shaacinayay war murtiyeedka ka soo baxay ayaa ka dhacday xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Munaasabada ayaa waxaa goob joog ka ah, Madaxweynaha Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, Madaxda maamul goboleedyada, wasiiro iyo xubno ka socda Beesha Caalamka.
Madexweynaha Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa halkaaas ka jeediyey qudbad aad u dheer oo meelo badan taabanaysay.
Madexweynaha Soomaaliya xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay dhaqan galin qodobada ka soo baxay waxuuna sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay dulqaad muujiyaan.
HALKAAN KA DAAWO