Arrin lala yaabo oo maanta lagu soo bandhigayo magaalada Nairobi

0

Kenya ayaa lagu wadaa in ay gubta maanta in ka abdan 100 tan oo foolka maroodi ah oo meel lagu kaydiyay

Tilaabadani ayaa astaan ah looga gon leeyahay in dunida lagu baraarujiya sidii loo joojin lahaa fool maroodiga.

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, iyo hogaamiyayaal kale oo Afrikaan ah ayaa sheegay in ay maroodiga ka badbaadiyaan qarni guur.

Dilka maroodiga ayaa waxaa loo aaneynayaa baahida caalamiga ah ee sii kordhaysa ee loo qabo ka ganacsiga sharcidarada ah ee foolka maroodiga.

Baaritaan la sameeyey ayuu lagu sheegay in ugaarsatada maroodiga ayaa aad u sii badanayay sanadahan dambe

Balse Kenya ayaa la sheegayaa in wax weyn laga qabtay badbaadinta maroodiga

Xigasho BBC

Maroodi