DAAWO VIDEO:- kulankii Maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya oo dhameysiran iyo khudbadihii laga jeediyay

0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Kulankii Baarlamaanka ee Maanta oo dhameystiran iyo sida ay maanta wax ugu dhaceen Xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Muuqaalkan oo socon doono ku dhawaad hal Saac ayaa waxa uu ahaan doono mid leh bilaw ilaa dhamaad oo ah furitaanka ilaa xeritaanka kulanka Baarlamaanka.

Hoos ka Daawo Muuqaalka oo dhameystiran:-

https://www.youtube.com/watch?v=S9oXGaYixhQ