DAAWO VIDEO XASAASI AH: Ururka DAACISH oo Soo bandhigay Saldhigyada ay ku leeyihiin Soomaaliya iyo Sheekh Caan ah oo Hogaaminaya

0

Kooxda Daacish ayaa Filim Muuqaal ah oo ay soo dhigeen Baraha Internet-ka waxay ku soo bandhigeen meel Saldhigyo ah oo ay ku qaadanayaan Tababaro dagaal, sidaas oo kale Muuqaalka waxaa ka soo muuqday Cabdulqaadir Muumin oo ah Nin horey  u sheegtay in uu yahay Hogaamiyaha ISIS ee Soomaaliya.

Maleeshiyadan waxay qabaan direys ka duwan midka lagu yaqaano kooxda ay ka goosteen ee Al- Shabaab, waxa ay xirnaayeen khamiisyo cad-cad iyo qaar midab kale leh, waxayna u muuqdeen kuwa daacad u ah fikrada ay aaminsan yihiin.

HALKAAN KA DAAWO

DAACISH 1 DAACISH 3 DAACISH 4 DAACISH