DAAWO: Wasiirul Dowlaha Wasaarada Gaashidhiga Oo Booqday Dugsiga 43-aad Ee Ciidamada Xooga Dalka Ee Magaalada Kismaayo.

0

Wasiirul Dowlaha Wasaarada Gaashidhiga Maxamed Cali Xagaa ayaa waxa uu booqday Dugsiga 43-aad Ee tababarka Ciidamada Xooga Dalka Ee Magaalada Kismaayo.

Wasiirul Dowlaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku weheliyay saraakiil ka tirsan ciidamada Xooga iyo kuwa maamulka Jubbaland, siyaasiyiin iyo Amisom.

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo