DAAWO:- Waxqabadka Dowlada Federaalka Soomaaliya ee Isbuucii la soo dhaafay

0

Golaha Wasiirada oo ansixiyey Niaamka Mideysan ee Shatiyada Isgaarsiinta Dalka,

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka oo soo xiray Shirkweynaha Cadaalada,

Ciidamada Dowladda oo la wareegay degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud,

Somalia iyo Sudan oo Heshiis Caafimaadka ah kala saxiixday,

Ciidanka Dowladda oo Al-Shabaab ka saaray tuulooyin ka tirsan Xudur,

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka oo soo xirey Shirweynaha Dastuurka,

Horjooge Al-Shabaab ah oo degmada Kaxda laga soo qabtay,

Xukuumadda oo qorshihii doorashada 2016 oo dhameystiran hordhigtay Barlamaanka,

Beelo Heshiis Nabadeed ku gaaray Gobolka Sh/Hoose,

Dayactir lagu sameeyey Kiliyada Waraabka ee degmada Jowhar iyo Saraakiil Boolis ah oo tababar u aaday Talyaaniga.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

4-39 5-36 6-31 7-25 8-20 9-17