DHAGEYSO Barnaamij looga Hadlaayo Dagaallada Soomaaliya oo dad badan naafeeyey

0

Dagaallada Soomaaliya ayaa dad badan naafeeyey, waxaana kuwo badan oo ka mid ah ay yihiin dhallinyaro ay saamaynta naafonimadu ku reebtay ay dhaawacday noloshooda, kuwo bandanna waxayba halis ugu jiraan xaalado amni-darro oo naftooda halis gelin kara naafonimada darteed.

Waxaan idiin soo gudbineynaa barnaamijka oo saddex qeyb ka kooban, waxaa soo diyaarisay soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed oo ka tirsan Voa-da Laanteeda Afka Soomaaliga

HALKAAN KA DHAGEYSO