DHAGEYSO:- Isbitaalkii guud ee Xerada IFO oo shaqadii joojinayo iyo Cabsi soo wajahday Qaxootiga Soomaaliyeed

0

Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Xerada IFO ee Kenya ayaa cabsi weyn ka qaba inuu xermo Isbitaalka guud ee Xeradaasi oo la sheegay inuu xermayo.

Qaxootiga ayaa sheegay in ay aad ugu xun yihiin in uu xermo Isbitaalkaasi isla markana ay ka walwalayaaan xaaladooda Caafimaad hadii uu xermo isbitaalkaasi.

Isbitaalka ayaa la sheegay in laga rarayo Xerada IFO ee loo rarayo meel kale, waxaana dadka ku nool Xeradaasi ay sheegeen in ay dhibaato kala kulmi doonaan hadii ay u baahdaan Caafimaad.

Hoos ka Dhageyso Codadka dadka ka hadlaya Arrintaan:-