DHAGEYSO:- Maamulka Puntland oo go’aano ka soo saaray dadka Tahriibka ka shaqeeya ee ku sugan deegaanada Puntland

0

Maamulka puntland ayaa hanjabaad u diray dadka dhalinyarada tahriibaya ee ku sugan deegaanada maamulka puntland.

Duqa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari  Yaasiin Cumar Maxamed ayaa digiin u diray dadka tahriibka kusoo gala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Duqa Boosaaso ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in cidii lagu soo qabto iyadoo wax tahriibaynaysa la horgeen doono sharciga maamulkuna uu diyaar u yahay in uu la wareego waxii ay wataan.

Hadalka duqa magaalada Boosaaso Yaasiin Cumar Maxmed ayaa ku soo beegmaya xili xalay ku dhawaad 92 qof laga soo bad-baadiyey badda Cas.

Hoos ka Dhageyso Codka:-