DHAGEYSO SHIR JARAA’ID:- Wasiirka amniga oo ka hadlay guddigii uu shalay magacaabay

0

Wasiirka Wasaarada amniga ee Dowlada federaalka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa faah faahin ka bixiyay magacaabista guddi ka shaqeynaya tayaynta Ciidanka booliiska heer Federaalka.

Wasiirka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in guddigaan ay ka soo tala bixiyaan qaabka loo tayayn karo Ciidanka booliiska.

Waxa uu tilmaamay in guddigaasi laga doonayo in uu qabto Arrimo badan oo ay ka mid yihiin qalabeynta Ciidanka booliiska.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Wasiirka:-