DHAGEYSO+FADEEXAD:Wasiirkii Qorshaynta Galmudug Ee Xilka Laga Qaaday Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Galmudug. (Waxbadan Ogoow)

0

Wasiirkii Qorshaynta Galmudug Ee dhawaan Xilka Laga Qaaday Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Galmudug.

Wasiirka ayaa sheegay in wado munaasab ah aan loo soo marin xil ka qaadistiisi, waxa kale oo uu sheegay in isaga iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ay heshiis horey u galeen, heshiiskiina uu isagu jabiyay, cawaaqib xumada ka timaadana uu isaga qaadayo.

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso