Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka digay Cadaalad darro la degto dowladda Soomaaliya

0

Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa ka digay dhibaato dalka ay  u horseedo cadaalad darrada ka jirta.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in cadaalad darrada ay hantaaturisay dowladdii dhexe ee Maxamed Siyaad Barre.

Mr Carte ayaa shaaca ka qaaday hadalkaan xilli ay isi soo tarayeen indhawaanahaan Cabashooyinka ku foorara cadaalad darro dadka shacabka ah ay ka tabanayaan dowladda Soomaaliya.

Hay’adaha Garsoorka dalka ayaa lagu eedeeyaa kuwa uu hareeyay eex iyo u xaglinta dadka bixiya laaluushka marka loo bandhigto si qab qabsiyada u dhexeeya muwaadiniinta Soomaaliyeed.