Sawiro laga soo qaaday Kulankii Baarlamaanka ee Maanta

0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Sawiro laga soo qaaday Kulankii Baarlamaanka ee Maanta ku yeesheen Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.

Kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa hortagay Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, waxa uuna ka hor jeediyay khudbad uu kaga hadlayo qorshaha doorasho ee dalka.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

22 33 44 11