Cudurka Zika oo laga walwalsan yahay iyo warbixin laga soo saaray

0

Qabiiro iyo dhaqaatiir caafimaad ayaa ku taliyay in dib loo dhigo tartanka ciyaaraha Olympic-ada ee dala Brazil ka dhacaya.

Qabiiradan aya amuujiyay cabsi laga qabo cudurka Zika ee faafaya.

Sidoo kale baaqan la soo saaray waxaa lagu taliyay in ciyaarahan dib loo dhigo.

Waxaa kaloo jira talo kale oo ah in lagaba badalo magaalada Rio De Jinerio tartanka.

Balse gudiga ciyaaraha Olympicada ayaa ku gacan sayray baaqan la soo jeediyay.

Cudurka Zika ayaa ku faafaya dalka Brazil. waxuuna cudurkan ku dhacaa haweenka uurka leh.

Xigasho BBC