DAAWO:- Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo Fariisimo cusub ka sameystay deegaanadii ay ka saareyn Al-Shabaab

0

Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Fariisimo cusub ka sameysay deegaano ka tirsan gobolka Sh/Dhexe, kuwaasi oo dhawaan laga saaray Al-Shabaab.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowlada gaar ahaan kuwa hogaaminaayay dagaalka ayaa waxay sheegeen in ay Fariisimo Cusub ka sameysteen deeganadii ay Al-Shabaab kala wareegeen.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=Xn87mS9E44M