DAAWO Faaliyaha Qaranka: Ajakis VS Faysal Cali Waraabe. (Ha Qoslin)

0

Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ee ka baxa Tv-ga Universal ayaa waxaa lagu soo qaatay todobaadkaan qodobo Xiiso leh oo ka mid ahaa hadalkii kasoo yeeray Faysal Cali Waraabe.

Ajakis oo Barnaamijka soo saaray ayaa karbaashay Faysal Cali waraabe, Isagoo soo xigtay Hadalkii dhowaan kasoo yeeray ee ahaa in aan ay isla dhintaan dhalinyaro nabad kusoo koray iyo qaar dagaal ku soo koray uu ula jeedo dhalintii soomaaliyeed ee ku halaagsamay badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Masar.

 

 

 

Hoos Ka Daawo