DAAWO: Happy Khalif oo kaftan iyo qosol fadhiga ugu kiciyay Ambassador Maxamed Cali Ameeriko.

0

Majaajiliistaha Soomaaliyeed ee Happy Khalif ayaa oo ka qeybgalay xaflad lagu soo dhoweynayay Amb. Maxamed Cali Ameeriko oo ka dhacday Minnesota ayaa wuxuu kasoo jeediyay majaajilo kaftan iyo qosol isugu jirtay, isagoo ka qosliyay dadkii kasoo qeybgalay xafladda oo fadhiga uu ka kiciyay.

Waxaa dalka Maraykanka lagu qabtay Munaasibad lagu soo dhowaynayo Safiirkii Hore ee Soomaaliya u Fadhiyey dalka Kenya, Maxamed Cali Ameriko, oo kamid ah dadka uu ku Jiro Damaca siyaasadeed ee ku aadan isbadalka Soomaaliya 2016-ka ee dhinaca Doorashooyinka.

Munaasibadana ayaa waxaa Kaftan qosol badan kasoo jeediyey Majaajiliistaha Da’da yar ee Happy Khaliif, Isagoona Kaftankiisa kusoo qaatay Sheeko dhexmartay Reer Baydhaba iyo Madaxwayne Siyaad Barre, Sidoo kalana waxaa lagu soo qaatay Nin Caanoole ah oo Orod ka qayb galay.

1- 2- 3- 4-