DAAWO:- Maamulka gobolka Hiiraan oo ka shiray dilkii Macalin Iskuul loogu geystay Magaaladaasi

0

Waxaa Maanta magaalada Kismaayo lagu qabtay Kulan loogu duceynaayay Macalin ka mid ah Macalimiinta Magaalada Baladweyne sida aadka loogu yaqaano oo kooxo hubeysan ay dilaan maalmo ka hor.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan, ehelada macalinkii la dilay, Macalimiin, Arday iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-