DAAWO: Musharax Maxamed Axmed Cabdi Xaashi (Maxamed Aalogooye) Oo Xalay Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax U Taagan Xildhibaan BF 2016.

0

Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Maxamed Axmed Cabdi Xaashi (Maxamed Aalogooye) oo ah Musharax u taagan qabashada amaba kamid noqoshada Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 2016, ayaa waxaa kasoo qaybgalay qaar kamid ah qaybaha kala duwan ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada London.

Dhamana Odayaashi dhaqanka, aqoonyahanadii, waxgaradkii iyo qaybaha kale ee Bulsho weynta Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada London ee kasoo qaybgalay munaasabadan ayaa Dhamaantood ku dhiirigaliyay in uu horey u socdo kuna dhiiraanaado Musharaxnimadiisa Maxamed Axmed Cabdi Xaashi (Maxamed Aalogooye) oo ay ku tilmaameen inuu yahay shaqsi aqoonyahan ah, aad iyo aadna u wanaagsan, hawl karna ah, islamarkaana isbadal muuqda waxbdana ka duwan kuwii hore nin kusoo kordhin kara deegaanada Waqooyiga gobolka Galguduud.

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo

aalogooye7