DAAWO MUUQAAL:- Kooxda Xidigaha Geeska Oo Sheegtay In Aanu Jirin Wax Khilaaf Ah Kooxduna Isku Duubantay

0

Kooxda Fanaaniinta xidigaha geeska ayaa waxay maanta shirjaraa’idku qabteen magaalada Hargaysa shirkan oo nuxurkiisa uu daaranaa shaacinta isku duubnida kooxda,Gudoomiyihii hore ee kooxda xidigaha geeska Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii u soo qabsoomay

intii uu xilka hayey iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu la soomaray intii uu gudoomiyaha ahaa waxa sidoo kale uu sheegay Abwaan Xasan Laabsaalax in aanu jirin wax khilaaf ah oo sookala dhex galay kooxda xidigaha geeska.

HALKAAN KA DAAWO