DAAWO:- Xaalada Magaalada Baladweyne oo Allow Sahal ah iyo iyo Dadkii oo dhan oo magaalada isaga baxay

0

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa ka hadlay Xaaladda cakiran ee ka taagan Magaalada Beledweyne, isagoo sheegay in shacabka ku nool Magaalada Waqtigaan la joogo u dhaxeeyaan Sida uu yiri Xabbad iyo Fatahaad.

Sidoo kale, Ugaaska oo la hadlayay boqolaal qof oo isugu jira oday-dhaqameed, waxgarad, cuqaal iyo qaybaha Bulshada, ayuu ku dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya inaysan Wax jawaab ah ka bixin xaalada ay wajahayaan dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-