DHAGEYSO+SAWIRO:- Wafdigii ka socday Beesha Caalamka ee gaaray Boosaaso iyo C/weli Gaas oo ka hadlay

0

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Puntland ee magaalada Boosaaso wafdi ka socday dowladda Talyaaniga, dowladda Soomaaliya iyo urur goboleedka IGAD.

Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ku soo dhaweeyey mas’uuliyiinta maamulka Puntland, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso oo wejigiisii koowaad dhawaan la soo gebagebeeyey ayaa dhaqaalaha ku baxay waxa bixisay dawladda Talyaaniga.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland, kana Daawo Sawirada:-

1 2 3 4 5 6 7 8 9