DAAWO:- Shir lagu soo gabagabeeyay Gaalkacyo iyo Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo ka qeyb galay

0

Kulankaan loogu hadlaayay doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka qaadan karaan nabada iyo hormarinta Dalka Soomaaliya.

kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug, qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo dhalinyarada ku nool deegaanada uu ka taliyo Maamulka Galmudug.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=0WvxGAEpEII