DAAWO:- Soo dhaweyntii Madaxweynaha Galmudug iyo Khudbad Xasaasi ah uu jeediyay

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin ayaa Dib ugu Soo laabtay Magaalada Cadaado Waxaana uu la Hadlay Warbaahinta.

Cabdi kariin Ayaa ka Hadlay Arimo Badan oo la Xiriira Heshiiska Jig jiga Waxana idin soo Gudbineynaa Muuqaalka Sida loo soo Dhaweeyay iyo Hadalkiisa.

HALKAAN KA DAAWO