DAAWO VIDEO:- Barnaamijka gaar ah oo laga diyaariyay qaabkii loo soo abaabulay Qaraxyadii Mataanaha ahaa ee ka dhacay Beydhabo

0

Waxaan Akhristayaasheena Sharafta leh halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyay Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Beydhabo iyo ragii ka dambeeyay oo dil toogasho lagu Xukumay.

Barnaamijkaan ayaa waxaa loogu hadlay halkee laga soo abaabulay Qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka dhacay Magaalada Beydhabo oo dad badan ay ku dhinteen.

Barnaamijka inta uu socda waxaa ku daawan doontaa sida uu qaraxa u dhacay iyo sida ay usoo abaabuleen dadkii ka dambeeyay Qaraxyadaan iyo sida ay Ciidamada amanka gacanta ugu soo dhigeen.

Hoos ka Daawo Muuqaalka oo dhameystiran:-

https://www.youtube.com/watch?v=QTNLBfWCboA