DAAWO:Oday 65 Jir Ah Oo Soomaaliyeed Oo Dagaal Adag La Galay Falaagada Argagixisada Ah Ee Al Shabaab.

0

Oday Soomaaliyeed Oo Dagaal Adag La Galay Falaagada Argagixisada Ah Ee Al Shabaab.

Odaygan Soomaaliyeed ayaa waxaa uu shegay in da’diisa ay tahay 65 jir waxa uuna  kasoo jeedaa deegaanada Gobolka Hiiraan.

Dagaalka dadka deegaanka Maxaas iyo Moqokori ayaa  arrintan ay suubiyeen waxa ay u baahan tahay  gubaabo iyo dhiirigalin si dadka deegaanada kale ee dalka ay ugu daydaan inay iska diifaacaan kana xoreystaan deegaanadooda  ururka argagixisada ah ee Al Shabaab.

 

Dhiaca kale Dowladda Soomaaliya ayaa haba yaraato’e wax gurmad ah u fidin dadka deegaanadaas kula dagaalamaya falaagada argagixisada ah ee Al Shabaab.

 

 

 

Hoos Ka Daawo