Dagaalka Magaalada Raqa iyo khasaaraha oo sii kordhaya

0

Kooxda daacish ayaa la kulmaysa labo weerar oo ciidamadda ka soo horjeeda ay kaga qaadayaan magaalooyinka Raqa iyo faluja

Magaaladda Raqa waxaa weerar ku ah jabhada isbahaysiga Kurdiyiinta oo taagero kale haysta.

Waxaana jabhadani taageeraya dowladdaha Maraykanka iyo Ruushka oo garab taagan.

Jabhadahani Kurdiyiinta ayaa sheegaya inay diyaariyeen ciidamo gaaraya 30.000 oo askari oo dagaal qaadi kara

Ruushka iyo Maraykanka ayaa balanqaaday inay taageerayaan qabiiladda iyo maleeshiyaadka ka soo horjeeda koocda Daacish ee magaaladda Faluja ee dalka Ciraaq.

Xigasho BBC