DEG DEG DHAGEYSO:- Sheekh Caan ah oo lagu xeray HARGEYSA

0

Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Xalay halkaas lagu xiray sheikh caana oo lagu magacaabo Sheekh Aadan Sunne.

Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa xalay Saqdhexe u dhacay guriga sheikh oo ku yaala magaalada Hargeysa.

Ciidanka ammaanka maamulka Soomaliland ayaa la sheegay in  ay wateen ciidamo aad u farabadan iyo sidoo kale gawaari dagaal

Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame  Sunne  ayaa ka mid ah culumada ugu caansan maamulka Somaliland.

HALKAAN KA DHAGEYSO