DEG DEG+SAWIRRO:- Ciidamada dowlada oo Gacanta ku dhigay gaari,Hub iyo Shaqsiyaadkii watay

0

Ciidamada amaanka ee Dowlada ayaa gaariga iyo hubkii ku qabtay deegaanka ceelasha biyaha ka dib howlgalo ay halkaasi ka sameeyeen.

Sidoo kale Ciidamada amaanka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Afar Ruux oo uu ku jiro nin la sheegay inuu hogaaminaayay raga watay gaariga iyo hubka sida Sarkaal ka tirsan Hay’ada nabad sugida Soomaaliya uu u xaqiijiyay Warbaahinta Dowlada.

Sidoo kale Saraakiisha la hadlay Warbaahinta ayaa sheegayu in raga iyo gaariga ay soo qabteen ay ku socdaan Baaritaano, isla markaana warbaahinta loo soo bandhigayo Saacadaha soo socda.

NISA 1 NISA 2 NISA 3 NISA 4 NISA 5