DHAGEYSO:- Ambassador Jamaal Baroow oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay

0

Safiirka Dowlada Federaalka Soomaaliya Dalka Koofur Afrika Jamaal Maxamed Baroow ayaa sheegay in Dowlada Koofur Afrika uu kala hadlay sidii dhalinyarada Soomaaliyeed eek u sugan dalka Koofur Afrika loo siin lahaa fursado shaqo iyo kuwa Waxbarasho.

Waxa uu tilmaamay in ay xooga saarayaan sidii loo hormarin lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku sugan Koofdur Afrika, isla markaana shaqo abuur loogu sameyn lahaa.

Ambassador Jalaam Maxamed Baroow ayaa sheegay in Safaarada ay hoos yimaadaan 5 dal oo ka tirsan kuwa ku yaalla Qaarada Afrika, waxa uuna xusay in dhamaantood ay ka war hayaan xaalada dhalinyarada Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageyso Codka:-