DHAGEYSO:- Banaanbaxyo waa weyn oo loogu soo horjeedo Gabadhii Soomaaliyeed ee isgubtay oo ka dhacay Dalka Australia

0

Jaaliyada Soomaaliyeed eek u nool Dalka Australia ayaa Maanta dhigay Banaanbaxyo waa weyn oo ay ku muujinayaan sida ay ugu xun yihiin talaabadii ay sameysay Gabadhii Soomaaliyeed ee isku gubtay Dalkaasi.

Banaanbaxyada ayaa ka dhacay Magalooyinka waa weyn ee Dalka Australia gaar ahaan Magalooyinka ay ku badan yihiin Soomaalida.

Waxay Madaxda Dowlada Australia ugu baaqeen ay jawaab cad ka bixiyaan falkii isku gubtay Gabadha Soomaaliyeed isla markaana ay muujiso sida ay ugu yihiin talaabadaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-