DHAGEYSO:- Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo howl gala ka wada gobolka Sh/Hoose

0

Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa Saaka Baaritaano ka wada Masaajid Cali Gaduud oo ku yaalla Gobolka Shabellaha Dhexe oo Shalay galinkii dambe lagu Qarxiyay Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya.

Ciidamada ayaa Baaraya Gaadiidka iyo sidoo kale Guryaha ku yaalla Degaanka Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Shabellaha Dhexe,kuwaas oo raadinaya rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab.

Shalay ayaa qarax Miino loo dhigay Ciidamada Xoogga Dalka xili ay saarnaayeen Gaari nuuca Dagaalka ah,mana Cadda Khasaaraha ka soo gaaray Qaraxa lal begsaday.

Hoos ka Dhageyso Codka:-