DHAGEYSO:- Dood kulul oo ku saabsan ma tahay in safiirro cusub la magacaabo xilligan kala guurka ah?..

0

Iyada oo dhawaan Golaha Wasiirada Soomaaliya ay ansixiyeen magacaabista Safiiro cusub oo dalka u matali doona dalalka aan saaxiibada nahay ayaa hadana, xilli kala guurka lagu jiro awgeed, waxaa dad badan ay is-weydiinayaan haddii ay habboon tahay magacaabistooda waqti xaadirkan iyo in kale.

Wariye Maxamed Cabdinaasir Ayaanle ayaa hadaba dood gaaban oo ku saabsan magaabista safiirro cusub waqtigan kala guurka ah, matahay mid habboon?; wuxuu dhex-dhigay Maxamed Maxamuud Caalim oo ah diblomaasi hore oo ku sugan Yurub iyo Maxamed Cismaan Dhakade oo ah aqoonyahan bartay xiriirka caalamiga ah oo ku sugan Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Dooda:-