DHAGEYSO FAAHFAAHIN:- Wararkii ugu dambeeyay Dagaalada Maanta ka dhacay Galgaduud iyo Xiisada ka jirta Dhuusa-Mareeb

0

Wararka naga Soo Gaaraya Magaalada dhuusomareeb ayaa Sheegay in Halkaasi Ciidan ka Wada Tirsan Ahlu­suna Ay Dhufeys ka kala Xirteen.

Ciidankan ayaa kala Taabacsan Ciidan ku Dagaalamay Deegaanka Mareergur Halkaasi oo Dagaal Xoogan ku Dhexmaray Ciidanka ka Wada Tirsan Maamulka Ahlu­suna.

Dagaalka Mareergur Ayaa lagu Soo Waramayaa in uu Geestay Qasaaro Xoogan oo Naf iyo Maal ah Waxana uu ka Dhashay Lacago leesku Qabsaday oo Xaga Mushaarka la Xiriira.

HALKAAN KA DHAGEYSO