DHAGEYSO:- Golaha Amaanka oo muddo kordhin u sameeyay howlgalka AMISOM

0

Golaha amaanka caalamiga ayaa si wadajir ah waxa ay qaraarkooda waqti kordhin ugu sameeyen howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ilaa 8-Luulyo.

Waxa qaraarkaan meel mariyay wadamada Afrikanka ah ee xubnaha ka ah golaha amaanka.

Qaraarkaan oo ay soo diyaarisay Britten tirsigiisana yahay 2289 ayaa loogu ogolaaday in AMISOM aysan ka badi karin askarteeda 22,0000 askari.

Qaraarkaan ayaa lagu adkeeyay in farqada 7-aad ee heshiiska QM in Soomaliya wali ay tahay meel aan xasilooni iyo amni ka jirin handaysana mida gobolka,waxana ay isku raacen golaha in ay sii wadaan mowqifkooda ay ku indha indhenaya xaalada Soomaliya.

AMISOM waxaa soo dhistay golaha nabadgalyada iyo amaanka ee taabacsan Midowga Africa 19-kii Janaayo 2007-dii.

Hoos ka Dhageyso Codka:-