DHAGEYSO: Janaraal Maxamed Maxamuud Saneey ” Waa Nabad Qabaa, Leymana Dilin, Waa Noolahay”.

0

Waxaa aad loo hadal hayay saacadihii ugu dambeeyay warar sheegaya in la dilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Qaybta 12 April Jen, Maxamed Maxamuud Saneey oo ka qeyb galay Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Gen. Maxamed Maxamuud Saneey Taliyaha Ciidanka Xoogga ee qeybta 12-ka April ayaa sheegay in warka geeridiisa ay faafiyeen rag cadaw ah oo Al-Shabaab taageera sida uu hadalka u dhigay isagoo ku sugan Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Isku soo wada duuboo Taliye Maxamed Maxamuud Saneey oo hogaamiya Ciidamada Milatariga Gobolada Shabeelooyinka iyo Banaadir ayaa Alshabaab waxa ay sheegteen inay saaka dileen balse markii dambe uu warkaa beenoobay.

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso