DHAGEYSO KHUDBADA:- Madaxweynaha uu ka jeediyay Xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal dagaayay maalinta shaqaalaha aduunka oo maanta ku beegan.

Madaxweynaha oo munaasabada khudbad dheer ah ka jeediyay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal xoogan ugu jirto sidii loo hormarin lahaa shaqaalaha Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay hormarka Dowlada Federaalka Soomaaliya ay ka gaartay hormarinta shaqaalaha Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageysp Khudbada Madaxweynaha oo dhameystiran:-