DHAGEYSO:- Maamulka Degmada Deyniile oo si kulul ugu hadlay Eedeymo loo jeediyay

0

Maamulka Degmada Deyniile ayaa beeniyay wararka sheegaya in Ciidamo Dowlada ay dhibaato u geystaan shacabka ku nool Xaafadaha degmada Deyniile.

Gudoomiyaha Degmada Deyniile Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wararkaasi ay been yihiin isla markaana aysan jirin ciidan dhibaato u geystaan shacabka.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan dad faafiya warar been ah oo doonayo in ay isku diraan shacbka iyo Maamulka Degmada.

Hoos ka Dhageyso Codka:-