DHAGEYSO:- Maamulka Koofur galbeed oo bilowday Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

0

Madexweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Seekh Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maamulka Koofur galbeed uu bilaabay howlgal ka dhan ah ururka Shabaab.

Waxa uu sheegay in maamulka koofur galbeed ay bilaabeen howgal balaaran oo shabaab looga saarayo deegaanada ay ka joogaan maamulka Koofur Galbeed.

Madaxweynaha Shariif ayaa sheegay in in ay shabaab ka saari doonaan inta aan la gaarin doorashada guud ahaaba gobolada Bay ,Bakool iyo Shabeelaha Hoose.

Hoos ka Dhageyso Codka:-