DHAGEYSO:- Madaxweynaha Puntland oo guddi u saaray dhacdadii uu ku dhaawacmay Wasiirka amniga Puntland

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali ” Gaas” ayaa guddi u saaray falkii uu ku dhaawacmay Wasiirka amniga Maamulka Puntland.

Madaxweyne C/weli Gaas ayaa sheegay in ay muhiim tahay in baaritaano sax ah la sameeyo si loogu ogaado cidii ka dambeysay dhacdadii uu ku dhaawacmay Wasiirka amniga Puntland.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Gaas ayaa la kulmay Saraakiisha sare ee laamaha amaanka Puntland.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=qQ82YWBGfxU