DHAGEYSO:- Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dagaalada Hiiraan ka socda iyo Fatahaada uu sameeyay Wabiga Shabeelle ee saameynta ku yeeshay shacabka Reer Hiiraan

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay fatahaada uu sameeyay Wabiga Shabeelle iyo saameynta uu ku yeeshay shacabka Reer Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in maalmaha soo socda gurmad deg deg ah la gaarsiinayo shacabka ku nool Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Waxa uu sidoo kale sheegeen in Dowlada ay ku dadaaleyso sidii loogu guman lahaan dadka uu saameeyay WEabiga Shabeelle eek u nool Magaalada Baladweyne.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale ka hadlay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-