DHAGEYSO:- Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul ugu hadlay go’aanka Dowlada Kenya ee xeritaanka Xeryaha Qaxootiga

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay go’aanka Dowlada Kenya ee ku aadan in ay xereyso xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in dowlada Kenya ay ka laabato go’aankaasi isla markaana aysan wanaagsaneyn.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in go’aanka Kenya aysan sax ahayn, loona baahan yahay in ay ka laabato.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxda Kenya ka codsaday in ay ka laabtaan go’aanka Kenya eek u aadan xeritaanka Xeryaha Qaxootiga Kenya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-