DHAGEYSO:- NUSOJ oo Madaxweynaha ka dalbatay inuu ka dhabeeyo balanta uu ka qaaday

0

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Balan qaaday inuu inuu wax ka qabanayo xaalada caafimaad ee cabdirisaaq Jamac Cilmi Black kaas oo horay loogu dhaawacay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka dibadiisa looq aadayo dhaawac wariyahaan maadaama wax looga qaban waayay dalka gudihiisa.

Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta ee NUSOJ Maahir jamac Adan ayaa sheegay inay madaxweynaha ka dalbanayaan inuu ka dhabeeyo balanqaadiisa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

maahir