DHAGEYSO:- Rag ka tirsan Al-Shabaab oo lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay Magaalada Buula barde

0

Howlgal ay si wadajir ah u sameeyeen Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa lagu soo qabtay Saraakiil iyo rag ka tirsan Al-Shabaab.

Howlgalka lagu soo qabtay Raga ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxa uu ka dhacay duleedka Magaalada Buula burde ee gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha Degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan Cismaan Duuroow ayaa ka warbixiyay tirade Al-Shabaab ee la soo qabtay iyo xilalka ay Al-Shabaab ka haayeen.

Waxa uu sidoo kale sheegay in la sii laba jibaarayo howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka soconayo gobolka Hiiraan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-