DHAGEYSO:- Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo Saakay ku Wajahan Magaalada Dhuusamareeb

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa Maanta tagaya Magaalada Dhuusamareeb oo Fariisin u ah Maamulka isku Magacaabay Gobolada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca.

Ra’iisul Wasaare Sharmaake ayaa waxaa Socdaalkiisa ku wehelin doona Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD.

Ujeedka Socdaalka Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu yahay wada-hadalo uu la yeelan doono Maamulka Ahlusunna Waljamaaca.

Dhanka kale Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa Saaka loo adkeeyay,iyadoo Ciidamo badan la soo dhoobay Wadooyinka Magaalada.

Hoos ka Dhageyso Codka:-